Waa Maxey Backend Developer?

Backend Developer waa qof sameeya dhinaca qarsoobay ee websiteyo iyo applications – waxyaalaha aadan arkin laakiin ay tahay maskaxda iyo xoogga barnaamijka. Waa “injineerka” website-ka oo xaqiijinaya in wax walba si habboon u socdo. Haddii Frontend yahay guriga muuqaalkiisa (albaabka,…




