Category Programming

WAA MAXAY FIREBASE AFSOMALI?

firebase

Firebase waa Backend-as-a-Service (BaaS) ay Google leedahay, oo si fudud u sahlaya horumarinta mobile apps iyo web apps iyadoo aan loo baahnayn inaad dhisto server-kaaga ama kaabayaasha adag ee backend-ka. Waxay bixisaa adeegyo diyaar u ah oo aad apps-kaaga ku…

Top 10 Programming Languages in 2025

TOP 10 PROGRAMMING LANGUAGES

Hordhac Tiknoolajiyada ayaa si joogto ah isu bedesha, waxaana barnaamijyada software-ka loo baahan yahay in ay la socdaan isbeddelka. Luuqadaha barnaamijyada (programming languages) ayaa ah qalabka ugu muhiimsan ee horumariyeyaashu ku abuuraan software, web applications, mobile apps, ciyaaro, nidaamyo sirdoon…

MAXAAD KATAQAANAA TAILWAND

Tailwand

. MAXAAD KATAQAANAA TAILWAND Tailwind CSS waa framework utility-first ah oo loogu talagalay in lagu dhiso interfaces casri ah iyadoo la isticmaalayo classes diyaar ah oo kuu oggolaanaya inaad si dhakhso leh u habayso naqshadahaaga adigoo aan qorin CSS dheer.…

Maxad kataqaana React Native?

Reactnative

Wa Maxay React Native? React Native waa framework JavaScript ah oo loogu talagalay in lagu dhiso mobile applications (iOS iyo Android) isaga oo la isticmaalayo React , waana  mid ka mid ah choices-ka ugu wanaagsan mobile development maanta – especially…

Wa Maxay React Js?

react Js

React Js Maxad kataqaanaa? React JS waa maktabad JavaScript oo loogu talagalay in lagu dhiso interface-yada isticmaale (user interfaces) ee websiteska. Waxaa sameeyay Facebook (hadda Meta) 2013-kii , waana mid ka mid ah JavaScript frameworks-ka ugu caansan ee suuqa maanta,…

Waa Maxay Frontend Developer?

FRONTEND_DEV

Frontend Developer waa qof sameeya dhinaca muuqaalka ee websiteyo iyo applications – wax walba oo aad aragtid oo aad la falgasho browser-kaaga ama mobile app-kaaga. Waa “soo-dhaweynta” website-ka oo dadka la kulma. Shaqada Frontend Developer Frontend developer wuxuu mas’uul ka…

Waa Maxey Backend Developer?

BACKEND_DEV

Backend Developer waa qof sameeya dhinaca qarsoobay ee websiteyo iyo applications – waxyaalaha aadan arkin laakiin ay tahay maskaxda iyo xoogga barnaamijka. Waa “injineerka” website-ka oo xaqiijinaya in wax walba si habboon u socdo. Haddii Frontend yahay guriga muuqaalkiisa (albaabka,…