Category Programming

MAXAAD KATAQAANA JAVASCRIPT?

MAXAAD KATAQANA JAVASCRIPT

JavaScript waa luqad computer programming ah oo loo isticmaalo in lagu sameeyo websiteyo firfircoon oo is-dhexgalaya dadka isticmaala. Waa mid ka mid ah luqadaha ugu muhiimsan ee internetka maanta. Muxuu u Isticmaalaa? 1. Websiteyo Firfircoon JavaScript waxay ka dhigtaa websiteyo…

Waa Maxey Blockchain?

wa maxay blockchain

Blockchain waa teknoolaji cusub oo loogu talagalay in lagu kaydiyo macluumaadka si ammaan ah, oo aan la beddeli karin. Waxaa loo isticmaali karaa lacag bixinno (payments) aan u baahneyn hayʼad dhexdhexaad ah sida bangiyada public-ga ama private toona. Bilowga Blockchain…

MAXAAD KATAQAANA PROGRAMMING LANGUAGES.

PROGRAMMING LANGUAGES

Waa Maxey programming languages? waa luuqad gaar ah oo ay dadka isticmaalaan si ay ugu qoraan amarrada kombuyuutarka fahmi karo maadaama computer uu fahmi okaliya luqada ZERO(0) iyo ONE (1) . Waa sida tarjumaad u dhaxaysa bini’aadamka iyo kombuyuutarka. Marxaladihii…